Site icon Radio Daljir

Jariiban oo yeelanaysa laami Casri ah. (Sawiro)

Shirkada Kebarco oo kamid ah shirkaddaha dhinaca lamiyadda si heer sara ah u dhista ayaa bilowday inay banayso goobo laami laga dhigayo degmadda Jariiban ee gobalka Mudug.

Qaar kamid ah maamulka degmadda Jariiban iyo madaxda Shirkadda Kebarco ayaa maanta bilaabay banaynta goobaha laga dhigayo laamiga.

Exit mobile version