Jariiban oo yeelanaysa laami Casri ah. (Sawiro)

HomeWararka

Jariiban oo yeelanaysa laami Casri ah. (Sawiro)

Shirkada Kebarco oo kamid ah shirkaddaha dhinaca lamiyadda si heer sara ah u dhista ayaa bilowday inay banayso goobo laami laga dhigayo degmadda Jariiban ee gobalka Mudug. Qaar kamid ah maamulka degmadda Jariiban iyo madaxda Shirkadda Kebarco ayaa maanta bilaabay banaynta goobaha laga dhigayo laamiga.

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo booqday magaalada Xudur
Golaha Qurbajoogta Puntland oo Hambalyo u diray Ciidanka SSC-Khaatumo

Shirkada Kebarco oo kamid ah shirkaddaha dhinaca lamiyadda si heer sara ah u dhista ayaa bilowday inay banayso goobo laami laga dhigayo degmadda Jariiban ee gobalka Mudug.

Qaar kamid ah maamulka degmadda Jariiban iyo madaxda Shirkadda Kebarco ayaa maanta bilaabay banaynta goobaha laga dhigayo laamiga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: