Jan. Galaal: Taariikh Nololeedka Janan Maxamed Abshir Muuse Haabaan

Jan. Galaal: Taariikh Nololeedka Janan Maxamed Abshir Muuse Haabaan

Janan Maxamed Nuur Galal ayaa Radio Daljir uga warramay tariikh nololeedkii Jan. Maxamed Abshir Muuse Habaan.

Galaal oo ka mid ahaa saraakiishii sare ee dawladdii millatariga ahayd ee Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir uga xog-warramay taariikh nololeedkii Alle ha u naxariistee Jan. Maxamed Abshir Muuse Habaan oo ku geeriyooday caawa magaalada Washington ee dalka Maraykanka.

Galaal ayaa nala qaybsaday in Maxamed Abshir Haabaan uu ahaa halyey Soomaaliyeed oo taariikh habboon lagu xasuusto muddadii dheerayd ee uu bilayska ahaa iyo kadibba.

Jamaal Faarax Aadan oo wareystay Jan. Galaal ayaa marka hore waydiiyey waxa uu ka xasuusto taariikhdii Jananka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com