Jamhadda ONLF ee Soomaali Galbeed oo hubka dhigtay, nabadna qaadatay

Jamhadda ONLF ee Soomaali Galbeed oo hubka dhigtay, nabadna qaadatay

Jamhadda ONLF ee Itoobiya oo la aasaasay sanadkii 1984tii dagaalna kula jirtay dowladda Itoobiyo si madaxbaaani ay u hesho dhulka Soomaali Galbeed ee Itoobiya ay maamusho ayaa hubkii dhigay, waxaana ay qaateen heshiis nabadeed.

Ciidamadii ONLF ayaa ku biiray ciidamada ammaanka ee gobolka , waxaana lagu soo waramayaa in ay qayb ka noqon doonaan howlaha ammaanka iyo adeegyada bulshada ee gobolka.

Raysal wasaaraha Itoobiya Abey Axmed iyo ONLF ayaa horay heshiis ku kala saxiixday Addisababa, waxaana ay keentay in kooxdan ay dib ugu soo laabtaan magaalada Jigjiga.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com