Jabuuti iyo DP World iyo Casharka Berbera iyo Bossaso

Shacabka, Dowladda iyo Xukuumadda Jabuuti ma aha kuwo la yareysan karo. Waa dowladda kaliya ee adduunka ka jirta oo laba saldhig ciidan oo iska soo horjeeda kala dajisey ciidamada Mareykanka iyo kuwa Shiinaha. Intaas kuma joojin Jabuuti ee waxa ay qarameysay Dekedda Dooraleh oo ay kal hore ka ijaartay shirkadda DP World oo ay leedahay … Continue reading Jabuuti iyo DP World iyo Casharka Berbera iyo Bossaso