Jaamacadda Bariga Afrika qaybteeda Gaalkacyo oo loo fariistay imtixaanaadka Simisterka.

Gaalkacyo, Jan, 13- Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Gaalkacyo ayaa shalay oo sabti ah waxaa? loo fariistay imtixaanaadka simisterka.


Illaa 250 oo dhigta kuliyadaha Shareecada iyo daraasaadka islaamka,Computer Sciencska iyo Business Administration ayaa si rasmiya imtixaanaadkaasi ugu farsiitay.


Maamulaha jaamacadda Bariga Afrika faraceeda Gaalkacyo Dr, Aaden Maxamed Cigaal ayaa saxaafadda u sheegay in Simisterka hada ardaydu ay ka baxayaan uu ugu soo dhamaaday habsami isla markaana ay u diyaar garoobayaan kan xiga, wuxuuna ardayda u rajeeyay imtixaankooda inuu guul ugu dhamaado.


Ardayda imtixaanka u fariisatay oo isugu jira wiilal iyo gabdho ayaa ku faraxsan inay imtixaan u macuulaamdkii iyo aqoontii mudddada ay soo baranayeen.


Diiwaanka Wararka daljir
(Warqabad)
(S).

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com