Site icon Radio Daljir

Jaaliyadda Somaliyeed ee Minnesota oo qabtay Munaasabad lagu tageerayo Ciidamadda Xogga Dalka (dhegayso)

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Minnesota oo qabtay kulan ay dhaale ugu taageerayeen Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya,iyado ay ka qayb galeen Jaaliyadda somaliyeed ee magaaladda.

Warbixin Xasan Heyka ayaa Boosaaso kaso diyaariyay

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a8ab5e2020100a22831a2e9/Warbixinta+taakulada+ciidanka++.mp3?_=1
Exit mobile version