Islaan Bashiir Islaan Faarax oo talooyin usoo jeediyay Beeldaajaha Cusub (dhegaysi)

Islaan Bashiir Islaan Faarax oo talooyin usoo jeediyay Beeldaajaha Cusub (dhegaysi)

Islaan Bashiir Islaan Faarax Cabulle oo hogaaminayay wafdi balaaran oo kasocday gobolka Mudug oo issimo ah ayaa waxaa ka hadlay caana subka, waxaa uu sheegay inuu yahay mid ka mid ah munaasbadihii ugu waawaynaa ee dalka kadhacda.

Islaanka ayaa sheegay beeldaajaha cusub inuu yahay soo jireen, waxaana uu usoo jeediyay talooyin.

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com