Islaan Bashiir, Dekedda Garacad & Farmaajo: “Waxaan la hadlay oo afkeyga kula hadlay Farmaajo, wuu soodhaweeyey … wuxuu igu yiri waxaa idiin imaanaya RW Kheyre” (daawo)

Islaan Bashiir, Dekedda Garacad & Farmaajo: “Waxaan la hadlay oo afkeyga kula hadlay Farmaajo, wuu soodhaweeyey …  wuxuu igu yiri waxaa idiin imaanaya RW Kheyre” (daawo)

Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax oo aan hore looga baran hadalo kulul oo fagaarayaasha la isku mariyo ayaa asaga oo ka qaybqaadanaya dhagaxdhigga Dekedda Garacad, waxa uu ka dhawaajiyey axdifurka madaxda ugu sarraysa Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ay si bareero ah ugu axdifureen.

Islaan Bashiir oo tusaale u soo qaadanaya sheekadii Guurada Habeen ee Cigaal Shidaad iyo “geedyahow ma waxaan ku mooday mise waxaad noqotay, mise waxaan loo noqon doonin. Waxaad noqotay geed, waliba waxaad noqotay kurtun qalaley. Waxaan loo noqon doonin guure habeen,” ayaa waxa uu Islaan Bashiir raaciyey, “madaxda aan halkaan ku casumeynay waxaan u haysanay madax Qaran oo ummadda Soomaaliyeed oo dhan u dhexaysa. Sidaan moodayney ma noqon; laakiin waynaan isku hallayn doonin.”

Hoos ka daawo oo kaga bogo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com