Iskuulada iyo jaamacada Bosaaso oo maanta xiran (dhegayso)

Iskuulada iyo jaamacada Bosaaso oo maanta xiran (dhegayso)

Iskuulada iyo Jaamacada magaalada Bosaaso ayaan maanta xiran waxaana laga cabsi qabaa in iska horimaad uu dhaco maadaama magaalada ay ku sugan yihiin ciimadadii dowladda iyo malayshiyaadkii shalay soongalay Bosaaso.

Nabadoon Bootaan Dhukaal Yuusuf oo kamd ah waalidiinta ardayda wax ka dhigta Dugsiyada Sare iyo hoose ee Bosaaso ayaa maanta nagu soo booqday istuudiyaha Daljir ee Bosaaso.
Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 4 years ago

    TANI WAA MID KA MIDA DHAXALKII SIYAASAD XUMADII DENI.
    YAA IS GAARAYBA.
    WAXAAN ARKAA IN AARAN JAAN & DENI OO KA AMAR QAADANAYA UAE AY P/LAND BOHOL KU RIDI DOONAAN!!!.
    UAE WAA IIDEEDII MARKAY ISKU MASHQUULISO REER PL IYANA WAXAY ISKA GURAN KHAYRAADKII LAALUUSHKA LOOGA QAADAN JIRREY SI BOILAA LAALUUSH AH.WAXAYNA HADEER KUSOO SOCOTAA BUURAHA SANAAG EE MAAKHIR.
    P/LAND WAY FOOLANAYSAA WAXAYNA DHALAYSAA INA AARAN JAAN OOUU AWOOWE UYAHAY FAROOLE.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com