Site icon Radio Daljir

Isimada Puntland oo deeq gaarsiiyay dadkii ku barakacay colaadii Dhumey (dhegayso)

Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa deeq raashin ah waxa ay gaariisay dadkii ku barakacay deegaanka dhumay ee gobolka Sool .
 Deeqdan ay ka koobneed  Bur , Bariis,  iyo Sonkor .
Sideekale Isimo uu ka mid ahaa Islaan Ciise ayaa gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowladd deegaanka Itoobiya halkaasi oo ay taalo gogoshii lagu dhex dhaxaadinayay beelihii ku dagaalamay deegaanka Dhumey.
Hadaba, Suldaan Maxamuud Jaamac Yuusuf oo kamid ah Isimada Dhaqanka ee Puntland ayaan Kawaraysanay deeqdaasi ay gaarsiiyeen deegaanka iyo waxa ay ku soo arkeen deegaanka .

 

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5bf294ac0401003ab7290a44/Suldaan+Maxamuud+Jaamac+yuusuf+.mp3?_=1

Sawiro.

Exit mobile version