Xukuumada Puntland ayaa dhaqaale gaaraya $3.5 milyan doolar ugu deeqday labada maashruuc ee waaweyn ee kala ah gegida diyaaradaha Garoowe iyo waddada laamiga ee Ceeldaahir-Ceerigaabo.
Kulan lagu qabtay Jaamacadda Bariga Afrika ayaa lagu guddoomay xafladdii lacag wareejinta kaabayaasha dhaqaalaha Puntland, waxaana hadalo qiimo iyo qiiro leh iyo kuwo xusuus mudanba ka soo jeediyey Isimada Puntland, siiba kuwa Nugaaleed.
Warbixinta waxaa inoo haya Cabdixakiin Xuseen Xasan.
Hoos ka dhegayso
U Jawaab Rayaan Bintu Xuzeen Buri halceliska