Site icon Radio Daljir

Isbitaalka Degmada Balanballe oo Gurmad u Baahan (dhegayso)

Maamulka degmada Balan-balle ayaa ugu baaqay Jaaliyada Waqooyiga gobalka Galgaduud in ay ka qayb qaataan Qalabaynta Isbitaalka Balanballe oo ay kajirto baahi dhanka Qalabka shaqada ah, Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq kasoodiray.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59634bae06010003d62eb85c/Maamulka+Degmada+Balanballe++ayaa+ugu+baaqay+Jaaliyada+Waqooyiga+gobalka+Galgaduud+in+ay+ka+qayb+qaataan+Qalabaynta+Isbitaalka+Balanballe+oo+ay+kajirto+baahi+dhanka+Qalabka+shaqada+ah.mp3?_=1
Exit mobile version