Isbaddalka Geeska oo gaaray Hargeysa iyo Qalbidhagax oo la soo dhaweeyey (dhegayso)

Cabdikariin Qalbidhagax oo ah sarkaal ka tirsan jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed oo horay mamnuuc uga ahayd Somaliland ayaa si wayn loogu soo dhoweeyey magaalada Hargaysa.

In kasta oo hadalada soodhaweynta Qalbidhagax ay iskhilaafsanaayeen, hadana sarkaalka ayaa waxaa soo dhowayntiisa ka qaybgalay xisbiyada siyaasadeed ee Somaliland iyo qaybaha bulshada.

Qalbidhagax oo ayidaya Soomaalinimada ayaa u sheegay warbaahinta in madaxda ONLF ay dhowaan imaan doonaan magaalada Hargaysa. Waa markii ugu horaysay oo uu soo gaaray dalka Soomaaliya muwaadinkan oo horay dowladda dhexe ay ugu wareejisay dowladda Itoobiya.

Hoos ka dhegayso.

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

One response to “Isbaddalka Geeska oo gaaray Hargeysa iyo Qalbidhagax oo la soo dhaweeyey (dhegayso)”

  1. Nuurkanederland

    Ku dar so.
    Isis=Israel secret intelligence service

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com