Isbadal lagu sameyaay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobalka Banaadir dhegayso

Isbadal lagu sameyaay Guddoomiyaasha Maxkamadaha Gobalka Banaadir dhegayso

Xili shacabka Somaliyeed cabasho xoogan ka muujiyeen Cadaaladda ,ayaa waxaa jiray isbadalo uu wadday Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka ,iyado maanta la magacaabay 14 Guddoomiye Maxkamadeed.

Maanta ayaa isbadal lagu sameyeey Guddoomiyahaasa Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir, ka dib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka.

Abshir Cumar Cabdullaahi Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir Garyaqaan ayaa sheegay in Gudoomiyaha Maxkamadda Sare uu Magacaabay 24 qof oo isugu jira kuwo loo Magacaabay degmooyinka Muqdisho iyo kuwo kale oo lasoo dalacsiiyay oo ka shaqeyn doona Maxkamadda gobolka Banaadir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com