Induniisiya oo wali laga sheegayo musiibooyin hor leh

Induniisiya oo wali laga sheegayo musiibooyin hor leh

430 qof ayaa ku geeriyooday, 159 ayaana lagu la’yahay, halka 1,500 qof ay dhaawacyihiin, kumanaana waa ay barakeen dalka Induniisiya, kadib roobab dabaylo watay iyo Folkaano ka qaraxday buuro ku yaala Anak Krakatoa .

 

Xaalada ayaa wali adag, waxaana hay’adda maamulka hawada ee Induniisiya ay sheegaysaa inay wali khatartu jirto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • CARA ALLAH BAA KU DHACDAY MASAAKIINTA,
    ILLAAHAY HA U NAXARIISTO,AMIN.
    HA ILAAWIN DIGNIINTAYDII.
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    ISIS is PRO-ISRAELI & MADE IN ISRAELI.is not MUSLIMS,sure!!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com