Ilkacase Qays oo Sharaxaya Ujeedada Heesta Igu Sawir (daawo) Abdirashid Bashir 7 years ago Fanaanka ku dheereeya heesaha raabka ah ee Ilka-case Qays ayaa faahfaahin ka bixiyey heesta lagu magacaabo igu sawir oo todobaaddadii ugu dambeeyey hal hays u noqotay bulshada isticmaasha baraha bulshada. DAAWO