Iiraan oo dagaalka Yaman ku eedeesay in ay qayb ka yihiin dowladdaha Sacuudiga iyo Imaaraadka (dhegayso)

Iiraan oo dagaalka Yaman ku eedeesay in ay qayb ka yihiin dowladdaha Sacuudiga iyo Imaaraadka (dhegayso)

Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee dowladda Iiraan Ayaatulah Cali Khumeyni ayaa ka digay in Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo sanadihii udambeeyay howlgal milateri kawaday dalka Yaman ay kala qaybinayaa dalkaasi.

waxa uu sheegay in labada dal ay diirada saarayaan kala qaybinta Yama,wuxuuna ugu baaqay hogaamiye yaasha waddanka Yaman in midnimo ay muujiyaan si looga hortago dhagarta labadaasi dowaladood.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com