Howlgalkii Pizza iyo Posh oo La Soo Afmeeray iyo Khasaaraha Ka Dhashay (dhegayso)

Ciidammada sida gaarka ah u Tababaran ee Gaashaan ayaa ku guulestay inay soo Afjaraan weerarka  Alshabaab  ay ku qaadeen Maqaayadaha Pizza House iyo Posh.

Howlgal oo qaatay  in Ka Badan  Toban Saac       ayaa   waxaa   ay  ciidamada sida gaarka ah u diyaarsan xalay ilaa iyo saakay ay wadeen ayaa lagu guuleystay in la soo gaba-gabeeyo iyadoo goobta laga soo saaray dad dhaawacya qaba  iyo kuwa dhintay.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com