Howl-wadeeno ka Tirsan Daljir oo Shil Gaari ku Galay Duleedka Garoowe (dhegayso)

Howl-wadeeno ka Tirsan Daljir oo Shil Gaari ku Galay Duleedka Garoowe (dhegayso)

Qaar kamid ah hawl wadeenada xarunta Daljir ee magaalada Garoowe ayaa habeenimadii xalay shil gaari ku galay duleedka tuulada 22aad ee duleedka magaalada Garoowe, waxaana ka dhashay shilkaas khasaare maaliyadeed iyo dhaawacyo fudud.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com