Horyaalkii Ingiriiska ee 2016/17 oo Chelsea Ku Guulaysatey-Sawirro

Horyaalkii Ingiriiska ee 2016/17 oo Chelsea Ku Guulaysatey-Sawirro

Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa caawa u dabaal degeysa ku guuleysiga Koobka Premier Leaque-ga , kadib markii guul muhiim ah ay ka gaartay kooxda West Brom oo ay marti ugu aheed gurigeeda, taageerayaasha Chelsea ayaana sameenaya dabaal degyo waa weyn

Ciyaar xiiso badan oo kooxda Chelsea caawa la yeelatay Kooxda West Brom ayaa dhamaadkii ciyaarta gool muhiim u ahaa kooxda waxaa u dhaliyay xiddiga Michy Batshuay, waxaana guushan Chelsea u sahashay in ay ku guuleesato Koobka Premier League.

Macalinka Kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa xili ciyaareedkiisii ugu horeeyay Chelsea kula guulaystay koobka Premier Leaque-ga waana tababarihii afraad ee taariikhdan gaadhay heerkan oo kale ,waxanaa hore u soo sameeyay taariikhdan ,Mourinho , Ancelotti iyo Pellegrini .

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • AHMED FAHIE 7763115 7 years ago

    BLUS WAA NADIGA SANADKA QADAY KOOBKII KOHA INGRISKA GUUL REER CHELSA

  • ahmed cadde 7 years ago

    CONGRATULATION Hambalyo Hambalyo chelsea team
    Xaqiiqdii Dadaal dheeriya ayay muujiyeen xili ciyaaaredkan

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com