Horyaalka Tartan & Tacliin iyo Caawa iyo Eyl: Eyl Sare fkf Maxamed Cawaale Sare, Bossaso

Horyaalka Tartan & Tacliin iyo Caawa iyo Eyl: Eyl Sare fkf Maxamed Cawaale Sare, Bossaso

***

SOMTEL | share your world | Soomaaliya oo dhan | Ha moogaan, ka qaybqaado, oo su’aalaha SOMTEL ka jawaab kuna guulayso abaalmarinta SOMTEL. TARTAN & TACLIIN kala soco Radio Daljir!

***

 

Magaalada xeebta ee Eyl waxaa caawa ka socda horyaalka tartan aqooneedka dugsiyada sare ee Puntland ee TARTAN + TACLIIN, una dhexeeya labada dugsi sare ee isku soo haray, kala ahna Eyl Sare iyo Maxamed Cawaale Sare, Bossaso.

Barnaamijka Tartan iyo Taclin waxaa sahlay shirkadda SOMTEL, waxaana qayb ka ah Jaamacada Badda Cas, dalladda waxbarashada ahliga ah ee Pen, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland, iyo waliba Radio daljir oo aad baahinta caawa kala socotaan, xarumaha Daljir oo dhan.

Daljir kala soco …

  

  

  

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com