Hormarka degmadda Bander beyla oo laga shiray (Sawiro)

Hormarka degmadda Bander beyla oo laga shiray (Sawiro)

Magalaada Bander Bayla ayaa waxaa ka dhacay kulan u dhexeeya Wefti ka socda Dowlada Puntland oo uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federal ka iyo Dimuquraadiyeynta Maxamed Cali Nuur oo ay Wehelinayaan maareeyaha Wakaalada horumarinta biyaha Puntland Maxamed Cabdulqaadir, Agaasime ku xigeen ka Warfaafinta Madaxtooyada Cabdirashiid Cismaan Shaaluco iyo Masuuliyiin kale waxaa kulanka ka qayb galay maamulka, odayaasha iyo shacab waynaha magalaada Bayla.

Ujeedka kulanka ayaa ahaa ka tashiga Horumarinta Degmada Bayla waxaana sidoo kale la isku xog-waraystay Xaalada degamda ee dhinacyada waxbarashada caafimaadka Amniga iyo biyaha.

kulanka ayaa ka dhacay Xarunta hanuuninta Ee Magaalada bander-bayla waxaana bulshadu kulankan timi ay wafdiga u sheegeen inay garab taagan yihiin dawladooda iyagoo dawlada uga mahadceliyay adeegyada horumarineed ee ay degmada ka wado.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com