Site icon Radio Daljir

Hooyo Wilkeeda uu Haysto Magafe oo Codsi u dirtay Shacabka Somaliyeed (dheagayso)

Axmad Saalax waa wiil 22 sano jir waxa uu kuxiranyahay xiligan Wadanka liibiya ka dib markii uu u Gacangalay Magafe waxa ay soomaalidu utaqaano kaasi oo ku soo roogay qooyska wiilka uu ka dhashay in ay bixiyaan lacago madax furasha ah oo dhan cadadkeeda(lixkun iyo todoba boqol oo doolar) taas oo aysan awoodin qoyska uu ka dhashay.

Hadaba Batuulo xaaji ibraahin waa hooyada dhashay wiilkan radio daljir bayay uga warantay xaalada uu wiilkeeda kusugan yahay imika

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59d62006030100f607eb7337/batuulo+xaaji+ibraahin+.mp3?_=1
Exit mobile version