Hooyo Wiilkeeda ay toogateen Al-shabaab oo ka hadashay dareenkeeda (dhegayso)

Hooyo Wiilkeeda ay toogateen Al-shabaab oo ka hadashay dareenkeeda (dhegayso)

Ururka Alshabaab ayaa 1dii Janaayo 2018 waxay gaari uu lasocday Sahal Axmed Rafle oo ah wiil dhalinyaro kala dageen Deegaanka Fiidoow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wiilka ayaa usoo socday Magaalada Caabudwaaq oo uu waxbarasho ugu soo socday, waxaase alshabaab oo wiilkaan ku sheegay inuu yahay askari katirsan Ciidanka NISA ay ku toogteen Deegaanka Buqaqable ee Gobolka Hiiraan.

Hooyada Dhashay Wiilka la dilay oo lagu magacaabo Jawaahir Muuse ayaa beenisay eeda Alshabaab balse waxay sheegtay in wiilkeeda uu ahaa arday doonayay inuu jaamacad kabilaabo Caabudwaaq kadib markii afar sano uu waxbarasho kusoo qaatay Muqdisho.

Cumar lakiman oo Daljir Caabudwaaq kusugan ayaa waraystay Hooya Jawaahir.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com