Hooyo Somaliyeed oo isku dayaaysa sidii Madaxweyne Farmaajo ula kulmi lahyd (dhegayso)

Hooyo Somaliyeed oo isku dayaaysa sidii Madaxweyne Farmaajo ula kulmi lahyd (dhegayso)

Aamin Ismaciil Xaashi waa Hooyo Soomaliyeed oo ku noolayd magaaladda Gaalkacyo taas ooo tixa gabay ah oo kala duwan u tirisay Madaxweynaha iyo Xukuuumaddda Xasan Cali kheyre ,Aamnino oo isku dayday inay Madaxweynaha gaarsiso gabayada ay u tirisay ayay u suurta gali weyday la kuankiisa inti uuu galkacyo joogay ka dib markii ciiidamada Aanaaku ay joojiyeen .

Aamina ayaana intaas ka dib isku dayday Mar kale inay kula kulanto Madaxweynaha dhinaca galmudug balse uma suurta galin taas ooo ku kaliftay inay Markii danbe Xamar gaari u raacdo si ay halkaas ugula kulanto Madaxweynaha ayna gabayada ay u tirisay u sii mariso Akadeemiyada Afka iyo SUgaanta Soomaliyeed ee Xamar Xarunteedu tahay .

Ugu danbeyn Xamar ayaay Gaari u raadcday ay ku raacday Lacagta $40 dollar Waxayna jidk aoo Amnigisu Xunyahay ku sii jirtay muddo dhan Saddex Cisho hada Wxaay joogtaa Xamar Waxayna ku rajaweyn tahay inay la Kulanto Madaxweynah Umada SOomaliyeed Maxamed Cabdulahai Farmajao oo ay Muddo ku raad joogtay la kulankiisa .

Hadaba radio daljir ayaa Waxa uu Xiriir la Smaeeyay Hoooyadan Soomaliyeed iyo Sida ku dhacday inay Xamar gaari ugu raacdo la kulanka Madaxweynaha iyo Gabayada ay Madaxweynaha iyo Xukuumada u Tirisay oo radio daljir uu ka duubay Aaamino ..

Cabdi Xakiin Xusein Xasan oo Garoowe jooga ayay u Warantay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com