Hooyo 10 Carruur ah Haysata oo Daljir iyo Guddigii Agoomaha u Mahadcelisey (dhegayso)

Hooyo 10 Carruur ah Haysata oo Daljir iyo Guddigii Agoomaha u Mahadcelisey (dhegayso)

Hooyo Fowsiyo Cumar waa Hooyo haysta 10 caruur ah ,waxa idaacada dajir iyo gudiga ciidsinta Caruurta agoonta ah uga mahadcelisay siday ciidi lasoo dhafay u ciidsiyeen caruurteeda iyado sheegtay in caruurta aabohood uu u dhintay Cudurka Cencerka,  Hooyadan oo soo booqatay Daljir Garowe ayaa Maxamed Lakiman u warantay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com