Sallax: “Hooyadii waa Waalatay Aabbihiina Bahal baa Goostay” (dhegayso)

Sallax: “Hooyadii waa Waalatay Aabbihiina Bahal baa Goostay” (dhegayso)

Arrin naxdin leh ayaa mar kale soo wajahday waalidiinta carruur ay dhowaan biyo kula tageen togga Xaariso ee deegaanka Salax oo hoosyimaada degmada Jirriiban ee gobolka Mudug.

Guddoomiye Kuxigeenka deegaanka Sallax, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf Foogane, oo waraysi siiyey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in hooyadii dhashay mid kamid ah saddexdii carruurta ahaa ee biyuhu kula tageen Xaariso ayaa waalatay, halka aabihii ilmahaas dhalayna uu bahal xalay qaniinay, ayna weli go’doon yihiin.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 9
  • saleman ahmed 7 years ago

    Ilahay umadaas ha u sahalo waa xalad khatar ah oo dbibadan in halmar dhibaati wada timaado balse waa in aan ku samirnaa

    • jaamac maxamed 7616730 7 years ago

      xarisa caruurta biyuhu kula tagen iyo labada wali oo midna washay kan kalenah bahalku qaniinay waa wax laga naxo ee ilahay ha.u.gar gaaro

  • Salad salax 7 years ago

    Marka hore waan idin salay bahda daljir bacda salaan waxaan ugu baaqaynaa dadka inay kafogaadaan meelaha biyo mareenka ah iyo meelaha godan madaama ay da ayaan roobab xoogan rerkaana waxaan leenahay ilahay intaa dhibaatada hawga dhigo wax ka khayr hadana alle hawgu bedelo aaamiin
    Wabilaahi tawfiiq

  • xasan siciid 7 years ago

    waa arrin laga xmaado walalayaal. waxaa loo baahan yahay in loo sabro. waanna qadar alle . illahsy ayaa qayr inuu ku badalin

  • Said Abdi Said 7 years ago

    Asalamu Alaykum Daljir
    Waa arin laga naxo runtii wxaana leenahy allaha badbaadiyo inta kle ee ku nool meeshaas dowladuna waa inay si deg deg ah u gaartaa meeshaas wxi lgu caawin karana la taro
    Mhadsanidiin

    • Said Abdi Said waxaad ku guulaysatay biribeerka GOLIS. Fadlan soo sheeg meel lagaala soo xiriiro oo bartaan farriin nooga tag ama email u soo dir: [email protected]

  • siciid mohamed 7 years ago

    waa in laga taxadaro biyahan oo soomaliy oo dhan kasocda waana wax laga naxo in ay baladii walid ay is raacen waxan dhahayaa ilaahy ha u naxariisto

    • Siciid Mohamed adna waxaad ku guulaysatay biribeerka GOLIS. Fadlan nala soo xiriir oo xiriirkaaga nala qaybso isla bartaan ama email noogu soo dir: [email protected]

  • Abdikafi Ahmed Abdi 7 years ago

    Assalaamu Calaykum , Radio Daljir Somalia
    Salaam ka dib Qoyskaas tacsida iyo arinta kadisada ah ee ah in qoyskii hooyadii waalatay aabihiina bahal qaniinay waa arin murugadeeda leh , allena inay u samraan weeue oo alle baa u keenay kana qaatay , musiibo ka wayn inuu uga xijaabayey baa laga yaabaa , Allana khayr ka ha waafiyo

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com