Site icon Radio Daljir

Sallax: “Hooyadii waa Waalatay Aabbihiina Bahal baa Goostay” (dhegayso)

Arrin naxdin leh ayaa mar kale soo wajahday waalidiinta carruur ay dhowaan biyo kula tageen togga Xaariso ee deegaanka Salax oo hoosyimaada degmada Jirriiban ee gobolka Mudug.

Guddoomiye Kuxigeenka deegaanka Sallax, Cabdiraxmaan Maxamed Yuusuf Foogane, oo waraysi siiyey Idaacadda Daljir ayaa sheegay in hooyadii dhashay mid kamid ah saddexdii carruurta ahaa ee biyuhu kula tageen Xaariso ayaa waalatay, halka aabihii ilmahaas dhalayna uu bahal xalay qaniinay, ayna weli go’doon yihiin.

DHEGAYSO

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/591d4d570501006b3ff16d08/Waraysiga+Gudoomiye+Kuxigeenka.mp3?_=1
Exit mobile version