Hiirshabeele oo Ku Celisay Mowqifkeeda Arimaha Galmudug (dhegayso)

Hiirshabeele oo Ku Celisay Mowqifkeeda Arimaha Galmudug (dhegayso)

Afhayeenka Mamulka Hirshbeelle maxamed xuseen Maxamed shiine oo waraysi siiyay radio daljir maanta ayaa ka Hadlay Xaalka Hirshbeelle oo Madaxweynaha Cusub ee maamulkaas uu dhawaan Safar dhanka Dhulka u ku tagay meelo badan oo maamulkaas balse Hada uu ku sugan yahay magaalada muqdisho.

Afhayeenka ayaa ka hadlay dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Kulan uu la qaatay odayaasha dhaqanka ee kaso jeeda Hiirshabeele iyo xildhibanadda kaso jeeda isla Hiirshabeele.

Dhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com