Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 9aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi

Bossaso – Barnaamijka Hiigsi & Hayaan oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (UEA) kaas oo huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta. Dhegaysi wacan!

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *