Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 32aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta iyo hormarinta bulshada.

Hoos ka dhegayso.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com