Site icon Radio Daljir

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 22aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (EAU). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/598fc0880401001f4bd4a28b/Hiigsi+iyo+Hayaan+022.mp3?_=1
Exit mobile version