Site icon Radio Daljir

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 19aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Caabudwaaq – Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (UEA). H&H waa barnaamij huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5945ae7c030100bb52087b12/Hiigsi+iyo+Hayaan+019.mp3?_=1
Exit mobile version