Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 10aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi

Bossaso – Barnaamijka Hiigsi & Hayaan oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (UEA) kaas oo huwan hormarinta tacliinta, iyo hiigsiga hilinka toosan ee maamul hufnaanta. Dhegaysi wacan!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0