Heshiis Nabadeed oo laga Gaaray Colaadda Buuhoodle (dhegayso)

Madaxdhaqameed isugu jira Salaaddiin, Isimmo, Cuqaal iyo waxgarad kale oo isaga yimid gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ku guulaystay in heshiis dhamaystiran laga gaaro collaadii ka taagnayd Degmada Buuhoodle.

Dagaalka ka dhacay Buuhoodle toddobaadkii hore ayaa waxaa uu sababay dhimashada 10 Ruux iyo dhaawaca 30 kale. Saddexdii maalmood ee ugu dambaysay Isimmo iyo waxgarad kale oo u tagay Buuhoodle daminta colaada oo ay gogoshu u taalay Degmada Buuhoodle ayaa gabagabadii soodhaweeyay qoddobada heshiiska ay wada gaareen labada dhinac.

Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

Warbixinta guddiga nabadeynta

 

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

One response to “Heshiis Nabadeed oo laga Gaaray Colaadda Buuhoodle (dhegayso)”

U Jawaab Heshiish Nabadeed oo Laga gaadhey Colaadii Buuhoodle (Dhegeyso) | Welcome to Lafweyne.com| Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com