Hayb Sooc guurka, falceliska bulshada iyo culimada (dhegayso)

Hayb Sooc guurka, falceliska bulshada iyo culimada (dhegayso)

Bulshada Soomaaliyeed ayaa qaarkood qaarka kalle u gaysta tacadiyo ay ka mid tahay hayb sooc gaar ahaana waqtiyada guurka, waxaana dhowaan lagu dilay magaalada Muqdisho Axmed Dowle oo dilkiisa loo adeegsaday dab la qabadsiiyay kadib markii wiil uu adeer u yahay uu jeclaaday gabar dariskood ah.

Haddaba bulshada ayaa ka hadlay hayb sooca beelaha Soomaaliyeed qaar ka mid ah lagu hayo, iyadoona dadka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa dhaqan, diin iyo afba wadaaga.

Hoos kadhegayso Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com