Hay’addaha Samafalka ee Puntland oo dhaliil lo jeediyaay (dhegayso)

Waxgaradka Gobalka Nugaal gaar ahaan Degaanka Waliliqaa oo hoostagtay degaanka Godob jiraan ee Gobalka Nugaal ayaa dhaliil u jeediyeey Hay’addaha Samafalka ,kaas oo lagu edeyey inay ka gaabiyeen waxyaabihi loo igmaday.

Yuusuf Wayrax oo kamid ah odayaasha degaankas oo Daljir Garoowe nagu soo booqday ayaa sheegay in xaalad abaaared ay kajirto degaanka ,isla markaana dadka Reer miyiga ah u baahanyihin Caawimaad.

Hay’addaha Samafalka ah ayuu ku sheegay inay yihiin kuwo Markasta sawiro uun ka qaada shacabka balse aysan jirin waax ficil ah oo dadkaas wax loogu qabanayo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com