Hay’adda Xuquuqul insaanka Puntland oo Tababar u qabatay Shacabka Burtinle (dhegayso)

Hay’adda Xuquuqul insaanka Puntland oo Tababar u qabatay Shacabka Burtinle (dhegayso)

Hay’adda Puntland u qaabilsan ilaalinta Xuquuqul addanaha ayaa Maanta Magaaladda Burtinle ee Gobalka Nugaal ugu qabatay shacabka degmaddas Tababar ku saabsan sidii u wadda shaqayn lahayeen Ciidamadda Booliska iyo Shacabka Burtinle.

Wariye Axmed Cabdi Axmed Ayaa Warbixintan Burtinle kaso diray

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com