Site icon Radio Daljir

Hay’adda PAC oo Gaalkacyo ku qabatay Kulan Balaaran (dhegayso)

munaasabadaan oo ay soo qaban qaabisay Hay,ada Ladagaalnka Cudurka HIV/AIDS isla markaasna aya kasoo qaybgaleen Wasarada Cafimaadka Puntland, dhakhatiir, Nabadoono.culumo, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Magalada Galkacyo ayaa waxaa lagu qabtay Holka isbitaalka Guud ee magalada Galkacy.

Wariye shaafici Cabdulqaadir Warsame ayaa Warbixintan Gaalkacyo kaso diray

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/5a44dfc5060100b35c11f6b7/warbixinta+Pac+.mp3?_=1
Exit mobile version