Hay’adda Care oo Kulan Wacyigalina Ku qabatay Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso+Sawiro)

Hay’adda Care oo Kulan Wacyigalina Ku qabatay Magaaladda Gaalkcyo (dhegayso+Sawiro)

Hay ‘ada Care ayaa maanta magaalada Galkacyo ku qabatay kulan kusaabsan sidii bulshada loogu dhiri galin lahaa barashada farsamada gacanta,kaas oo ay ka qayb galeen masuuliyiin kala duwan oo maamulka degmadda iyo Madaxda Hay’adda Care isugu jira.

Halku dhiga kulanka aya ahaa waxbrashadu wa iftiin ,Waxaana masuuliyinta goobta ka hadlay dhamaantood qireen in loo bahanyahay in dhalinyaradda ay ka faa ‘idaystaan Farsamadda Gacanta muhiimna u tahay qofka bina adamka ah.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa Galkacyo warbxintaan noga sodiray

Hoos kadaawo Sawiradda Kulanka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com