Haweenka Sanaag & Haylan oo Baaq Nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Cawsane (Daawo)

Haweenka gobolka Sanaag iyo Haylaan ayaaa baaq nabadeed u diray beelo walaalo ah oo rabshado khasaare dhaliyey ku dhexmareen deegaano hoostaga deegaanka Cawsane ee gobolka Sanaag.

Hoos kaga bogo.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com