Haweenka PUNTLAND iyo doorkooda kaqaybqaadashada siyaasadda & aayo-ka-talinta bulshada (Taxanaha 1aad | dhegayso)

Haweenka PUNTLAND iyo doorkooda kaqaybqaadashada siyaasadda & aayo-ka-talinta bulshada (Taxanaha 1aad | dhegayso)

Ku soodhawaada Barnaamijka GESI ee Kobcinta doorka haweenka ee kaqaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talinta bulshada Puntland

  • Barnaamijka waxaa iska kaashaday hay’adda CARE iyo Radio Daljir
  • Barnaamijku waxa uu diiradda saaraya “kobcinta hoggaamin iyo midda siyaasadeed ee haweenka, gabdhaha da’yarta iyo bulshada kale ee laga takooro ka qaybqaadashada siyaasadda iyo aayo-ka-talintooda, heer degmo illaa heer dowlad goboleed”
  • Waxaan kale oo barnaamijka ku falaanqeyn donnaa sidii haweenku uga gudbi lahayeen jidgooyooyinka ka hortaagan ka qabygalka siyaasadda iyo aayo-ka-talinta masiirka hormarineed ee bulsho
  • Barnaamijka waxaan idin kula wadaagi doonnaa afkaarta haween ka tallaabay jidgooyooyinka siyaasadeed iyo kuwo bulsho ee haweenka reer Puntland horyaal ama badanaa la hordhigo
  • Waana Taxanihii 1-aad

Hoos kaga bogo

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com