Haweenka gobolka Nugaal oo baaq udiray maleyshiyaadka ku dagaalamaya gobolka Mudug (dhegayso)

Haweenka gobolka Nugaal oo baaq udiray maleyshiyaadka ku dagaalamaya gobolka Mudug (dhegayso)

Xaalada deegaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee gobolka Mudug oo ay maalmahanba ku dagaalamayeen labo maleyshiyo Beelood ayaa maanta degan, waxaana magaalada Gaalkacyo kasocda kulamo looga arinsanayo sidii loo soo afjari lahaa colaada.

Dhanka kale waxaa isa sootaraya baaqyada ay jeedinayaan waxgaradaka iyo Ururada haweenka.

Muxubo Maxamed Yuusuf oo nagu soo booqatay maanta Istuudiyaha Daljir ee Garoowe ayaa baaqan u dirtay dhinacyada dagaalamaya.

wariye Xaawo Axmed ayay uwarantay.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com