Haweenay Gudoomiye Waxeed Ahayd oo Muqdisho Lagu Dilay

HomeWararka

Haweenay Gudoomiye Waxeed Ahayd oo Muqdisho Lagu Dilay

waxaa Gordhawayd lagu dilay degmadda Xamar jajab ee Gobalka Banaadir Foos Maxamed Xuseen oo kamid ahaayd Gudoomiye Waxeedka degmaddaas. Kooxo Huuba

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay rag ay baadi goobayeen
Ururka Ilays oo Kulan Isdhexgal ah u Qabtay Dhalinyarada Qardho iyo Shaxda (dhegayso)

waxaa Gordhawayd lagu dilay degmadda Xamar jajab ee Gobalka Banaadir Foos Maxamed Xuseen oo kamid ahaayd Gudoomiye Waxeedka degmaddaas.

Kooxo Huubaysan ayaa la sheegay in Haweenaydaas Gurigeeda oo Xamar Jajab kuyaala ay ugu galeen kadibna dileen ,taas oo naxdin iyo Amakaag ku noqotay dadka degmaddas.

Majirto ilaa cid sheegatay dilka gudoomiye Waaxeedkaas,balse Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay dilal qorsheysan kuwaas oo badan kood ay sheegteen Al-Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: