Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan la qaatay masuuliyiin kasocda Bangiga Aduunka

Hanti-dhowraha Qaranka oo kulan la qaatay masuuliyiin kasocda Bangiga Aduunka

Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Cali iyo Ergeyga Gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha Mudane Cabdiraxman Cabdishakur Warsame ayaa maanta kulan la yeeshay Isu-duweyaasha Mashaariicda muhiimka ah ee Bangiga Adduunku uu maalgaliyo.

Kulanka oo diiradda lagu saarayay arrimaha gurmadka abaaraha iyo xoojintooda ayaa waxaa warbixinno qotodheer looga dhagaystay Isu-duweyaasha qaar ka mid ah mashaariicda muhiimka ah ee qaybta ka noqon doona dadaallada looga jawaabayo abaaraha ku dhuftay qaybo ka mid ah dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com