Hambalyo Dhamaan Shacabka Somaliyeed Radio Daljir Ciid Wanaagsan Ayuu idin leeyahay

Hambalyo Dhamaan Shacabka Somaliyeed Radio Daljir Ciid Wanaagsan Ayuu idin leeyahay

Hambalyo Hambalyo Hambalyo Ciid Wanaagsan dhamaan Shacabka Somaliyeed Meel walba ad joogtaan Hadaan Nahay Maamulka ,Shaqaala iyo Mulkiilaha Radio Daljir Somaaliya waxaan idin leenahay Ciid Wanaagsan.

Dhamaan Umadda Somaliyeed Meel walba ay ku suganyihiin Waxaan leenahay Farxad ku Ciidan Meel walba oo ad dunida kajoogtan sanadkan Sanadkiisa Xigga Barwaaqo iyo bash bash ku Ciida insha allah.

Nabad iyo Barwaaqo iyo Guul Ayuu idiin Rajaynayaa Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com