Halkee ayuu ku dambeyay dhismihii wadada laamiga ah ee Bosaaso (dhegayso)

Halkee ayuu ku dambeyay dhismihii wadada laamiga ah ee Bosaaso (dhegayso)

Dhegaystayaal radio Daljir ayaa horay waxa uu fariimo uga sameeyay bur burka ka muuqda  wada laamiga ah ee magaalada Bosaaso  iyo gobolada Puntland is kuxirta,taas oo sababtay in mamaulka gobolka bari iyo kan degmada Bosaaso  ay u istaagaan dhismaha wadadan ,waxaana la uruuriyay dhaqaale loogu talagalay in lagu dhiso .

Hadaba dhaqaalahaasi mudada dheer la uruuriyay oo waqtibadan ay ka soo wareegatay ayaa dadbadan waxa ay isweydiinayeen  ,ama ay nasoo weydiinayeed ka raadio Daljir ahaan , halka uu ku dambeeyay mashruuca wadadan lagu dhisaayay oo markii horeba radio Daljir fariimo uu ka sameeyay ay keentay in isbadal uu yimaad oo arintan laga shiro.
Sheekh Maxamed Macali oo ah Gudoomiyaha gudiga dhismaha wadadan ayaan ka waraysanay halka ay howshaasi ay marayso.
Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahin ayuu uwaramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com