Halisaha ku geedaman Biyaha Wasakhaysan ee Jiifa Wadooyinka Garoowe (Daawo)

Halisaha ku geedaman Biyaha Wasakhaysan ee Jiifa Wadooyinka Garoowe (Daawo)

Waa Maxay Halisaha Caafimaad ee Ku gadaaman Biyaha wasakhaysan ee jiifa jidadka magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland?Maxay tahay khatarta Koronto ee ka dhalankarta Biyahaa ku jira wadooyinka ay ka taaganyihiin Baalayaasha Korontada.?

Dawladda hoose Maxaa uga Qorshe ah? Shacabka Garoowe yeey ku halay-yeen Wasakhda taal xaafadahooda.

Halka kaga Bogo Qaybtii kowaad ee warbixin Warbaahinta Daljir ka diyaarisay arimahaa Waxaa inoo soo jeedinaaya Maxamed Xasan dhalo.

Hoos Kadaawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com