HALGANKA SSC, HUJUUMKA SOMALILAND IYO HAGARDAAMADA AARANJAAN

Khasaarihii ugu badnaa ee ay dad rayid ah madaafiicdu u geysteen ayaa maanta ka dhacay magaalada Laascaanood, iyada oo illaa shan qof ay ku dhinteen tiro badanina ay dhaawac yihiin. Maqaaxi ku taala dhinaca waqooyi ee magaalada xilli ay u diyaargaroobayeen salaadda duhur ayaa qumbulad kamid ah labaataneeyo madfac ay haleeshay. Sidoo kale badhtamaha magaalada … Continue reading HALGANKA SSC, HUJUUMKA SOMALILAND IYO HAGARDAAMADA AARANJAAN